berberatoday.com
Gudoomiyaha Gudida Ka Midho Dhalinta Gobolnimada Gabiley Oo Ka Warbixiyay Halka Ay Wax Umarayaan Iyo Cida Leh Libinteeda!
May 25, 2024 - Written by admin

Gudoomiyaha Gudida ka midho dhalinta gobolnimada muuse cabdilaahi suwayn ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan dadaaladii ay ugu jiraan dhamaystirka gobolnimada Gabiley

Sidoo kale gudoomiyaha gudida ka midho dhalinta ayaa sheegay in kulankii ay la qaateen xisbiga mucaaridka ee waddani ay soo dadejisay in xukuumada madaxwayne biixi ku dhiirato in ay golaha wakiilada usoo gudbiso iyo mudadii hore ee ay daba socdeen xukuumada ee ay ka gaabisay in ay fuliso balamihii ay uqaadeen madaxwayne biixi iyo wasiirkiisa arimaha guduhu

Dhanka kale gudoomiye muuse ayaa sheegay in ay abaal soo dadejinta gobolnimada gabiley ay uhayaan xisbiga mucaaridka ah ee waddani hadana ay ka rajaynayaan in door muhiim ah ka qaataan dhamaystirkiisa ee  ansixinta golaha wakiilada

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews