Dalka Sweden Oo Somaliland Ka Hor Aqoonsanaysa Itoobiya Iyo Xogihii Ugu Danbeeyay! S
May 26, 2024 - Written by admin
Xarunta baarlamaanka dalka sweden oo lagu qabtay kulan lagaga hadlayay aqoonsiga Somaliland iyo Sidii dalka Sweden uga qaybqaadan lahaa doorashadooyinka la filayo in ay ka dhacaan sanadkan.
Kulan oo uu soo Agaasimay safiirka somaliland ufadhiya dalka Sweden Ambasador Sakariye Xasan wacays Oo ku guulaystay in uu badi xildhibaanada baarlamaanka Sweden ka dhaadhiciyo qadiyada aqoonsi raadinta Somaliland, Ayaa abaalmarino ku gudoonsiiyay xildhibaanada baarlamaanka Sweden ee saaxiibada Somaliland iyo kuwo cusub oo kusoo biiray ayaa ugu horay ka hadlay Muhiimada kulankan