Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Oo Markale Eedo Culus Ujeediyay Xukuumada Madaxwayne Biixi!
May 26, 2024 - Written by admin
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Siyaasi Maxamuud xaashi ayaa markale eedo culus ujeediyay xukuumada madaxwayne biixi isagoo sheegay in doorashada laga ogaan doono waxqabadka iyo waxyeelada ay dalka gaadhsiiyay xukuumada madaxwayne biixi mudadii ay talada dalka haysay ee 7sano