Ciidamada Dabdamiska Hargeysa Oo Soo Saaray Maydka Wiil Dhalinyaro Ah Oo Ku Dhintay Barkad Biyood Ku Taala Galbeedka Hargeysa
May 27, 2024 - Written by admin
Wiil Dhalinyaro ah oo Ku Dhintay Barkad Ku taala Degmada duleedka Galbeed ee magaalada Hargeysa.
Alle Haw Naxariistee Wiil Dhalinyaro ahaa ayaa ku dhintay Barkad ku taala duleedka Galbeed ee magaalada Hargeysa,gaar ahaan agagaarka Maqaaxida Inanta.
