Aas Qaran Oo Xabaalaha Masalaha Ee Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Suldaan Bare Xaaji Iyo Haldoorka Jsl Oo Ka Qaybgalay!
May 28, 2024 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Suldaan Barre Xaaji Xuseen Carraale oo maanta lagu aasay Xabaalaha Masalaha ee Duleedka koonfur galbeed ee Hargeysa.


