Orodyahanka Caanka Ee Mo Faarax Oo Booqasho Ku Tagay Suuqii Gubtay Ee Waaheen. H
June 1, 2024 - Written by admin
Guddida Gurmadka iyo Taakulaynta Suuqa Waaheen ayaa ku soo dhaweeyey suuqa Waaheen wafti balaadhan oo uu hogaaminayey orod yahanka Caalamiga ah ee Mo Farah iyo Saraakiil ka socday Hay’adda Save the Children.
