Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Xadhiga ka Jaray Ceel Biyood Laga Hirgaliyay Degmada Wajaale,
June 4, 2024 - Written by admin
Wasiirka Wasaaradda Hormarinta Beeraha Iyo Wasiirka Ku-xigeenka Wasaaradda Biyaha ,Agaasimaha Guud wasaaradda Biyaha ,Badhsaabka Gobolka Gabiley Ayaa Xadhiga Ka Jaray Ceel Biyood Laga Hirgaliyay Magaalada Wajaalel