Dawlada Itoobiya Oo War Cusub Kasoo Saartay Heshiiskii Isfaham Ee Dhexmaray Somaliland
June 5, 2024 - Written by admin
Wasiirka Gaadiidka iyo Tasiilaadka dawladda Federaalka Itoobiya, Alemu Sima, ayaa sheegay in heshiiskii is faham ee dhex maray Jamhuuriyadda Somaliland iyo Itoobiya uu yahay mid bog cusub u furaya isku xidhka mandaqada Geeska Afrika.
