Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Hadlay Arinta Gobolnimada Gabiley!
June 7, 2024 - Written by admin
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye maxamed kaahin axmed ayaa ka hadlay arinta gobolnimada gabiley oo dhawaan golaha wasiirada xukuumada jsl usoo gudbiyeen golaha wakiilada
Sidoo kale wasiir kaahin ayaa sheegay hadii lagaga guulaysto doorashada soo socota in ay aqbalayaan natiijada