Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeerku Tegay Egal International Airport Oo La Keenay Diyaarado Cusub Oo Dalku Yeelan Doono.
June 9, 2024 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer ku tegay Madaarka diyaaradaha ee Cigaal International Airport, Taliska Guud ee ciidanka Qaranka Somaliland iyo Taliska Ciidanka Booliska Somaliland.


