Ruushka Oo Saldhig Militari Ka Raadinaya Xeebaha Badda Cas
June 9, 2024 - Written by admin
Taliye ku xigeenka Golaha Milatariga ee maamula dalka Suudaan ayaa ku dhawaaqay Jimcihii in ay aad u danaynayaan inay xoojiyaan xiriirka kala dhexeeya Ruushka dhinac walba.Jenaraal Malik Aqar ayaa Jimcihii shalay kula kulmay magaalada Saint Petersburg ee dalka Ruushka Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey Lavrov.
