Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka Umagacaabay Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Bookh
June 10, 2024 - Written by admin
Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa markale dib ugu magacaabay siyaasi Maxamed Cabdilaahi Jaamac Bookh in uu ahaado xoghayaha xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka ee xisbiga waddani.

