Xildhibaano Labada Gole Katirsan Oo Ka Dareen Celiyay Khudbadii Madaxwaynuhu Ujeediyay!
June 10, 2024 - Written by admin
Xildhibaano katirsan guurtida iyo wakiilada ayaa khudbadii madaxwaynaha kadib ka dareen celiyay sida ay u arkaan iyo arimaha uu kaga hadlay.