Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Soo Dhawayn ah Ku Qaabiley Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar Iyo Siyaasiyiin Kale H
June 13, 2024 - Written by admin
Hogaanka Xisbiga waddani ayaa munaasibad soo dhawayn ay usameeyay siyaasi diblamaasi sare maxamed cabdilaahi cumar iyo siyaasiyiin iyo masuuliyiin kale oo ay isku deegaan yihiin
Munaasibad soo dhawaynta ah oo lagu qabtay hutaalka maansoor ee magalaada hargaysa ayaa laga jeediyay hadal soo dhawayn ah iyo sida ay muhiimka u tahay in dalka uu ka dhaco isbadal