berberatoday.com
Wariye Axmed Siciid Cige oo Ka Waramay Qiso Cajiiba uu Kala Kulmay Cusbataalka Edna ee Hargeysa
June 14, 2024 - Written by admin
“Maalin walba waxyaabo cajiib ah ayaad la kulmeysaa ..sawirkan bal eega Bidix : waa Edna Adam Ismaaciil oo ah shakhsiyadda geesiyadda ah ee asaastay cisbitaalka hooyada iyo dhalmada ee Edna ee hargeysa , waxaa ku xiga weriye Axmed Saciid Cige weriyaha BBC oo shaqo u tegay xaflad afartan gabdhood ku qalinjebiyeen oo bartay afar bilood umulisanimada , waxaa ku xigta gabadha Judy Thomson oo ka socotay hay’ada ‘Ustralian Doctors For Africa’ oo cisbitaalka Edna caawiya .
laakiin waxaa yaab ahaa in ‘Judy Thomson’ ay ii sheegtay in ay ku dhalatay 1951 hargeysa xiliigii ingiriisku xukumaayay oo aabaheeda ka shaqeynayay somaliland ..hadana waxay kaloo ii sheegtay oo la yaab kale igu ahaa inay iyada iyo Edna isku meel UK ku barteen umulisanimada iyagoo yar-yar .
Hargeysa , 14.6. 2015 .
Waxa Qoray Wariye Axmed Siciid Cige

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews