Xildhibaan Guruuje Oo Si Rasmi ah Ugu Biiray Waddani, Kana Hadlay Arimo Xasaasiya
June 15, 2024 - Written by admin
Xildhibaan axmed nuur guruuje ayaa munaasibad ay beeshiisu ku taageraysay xisbiga waddani kana dhawaaqay in uu si rasmi ah ugu biiray xisbiga isagoo ka hadlay isku day lagu soo qaaday xafladooda oo fashilmay.