Gudida Diwaangalinta Ururada Iyo Asxaabta Oo War Kazoo Saaray Wakhtiga Kama Danbaysta Ah Ee Ay Isku Biiri Karaan Ururada Iyo Asxaabtu
June 16, 2024 - Written by admin
Gudida diwaangalinta ururada Iyo Asxaabta Somaliland ayaa ka hadlay wakhtiga uu sharcigu ogolyahay in ay isku biiri karaan laba urur amaba urur iyo asxaabta qaarkood.