Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Kulan la Qaatay Wafti Ka Socday Dawlada Maraykanka
June 19, 2024 - Written by admin
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ay wehelinayaan Taliyayaasha Ciidamada kala duwan ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo agaasimaha guud ee Amniga ayaa kulankan Ballaadhan la qaatay wefti ka socdey Dalka Mareykanka, kuwaasoo booqasho rasmi ku jooga Dalka Somaliland.

