berberatoday.com
Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Tababar Ufuray Qaarkamid ah Ilaaliyayaasha Imtixaanka Shahaadiga Ah!
June 20, 2024 - Written by admin

Guddoomiye ku xigeenka Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Xasan Qalinle ayaa tababar uga furay magaalada Hargeysa qaar ka mida ilaaliyayaasha imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee Dalka.

Tababarkan oo ah hal maalin ayaa waxa kasoo qayb galay guddoomiyaha waxbarashada gobolka marood-jeex, maamulka jaamacada hargeysa iyo qaar ka mida masuuliyiinta xafiiska imtixaanaadka, waxaana ka qayb qaadanaya ilaaliyaal ka socda Macalimiinta Sadexda Jaamacadood ee Hargeysa ee ka qayb galaya ilaalinta Imtixaanaadka Sanadkan .

tababarkan ayaa u jeedadiisu tahay sidii ilaaliyayaasha loo siin lahaa habraac dhamays tiran oo ku saabsan hanaanka ilaalinta imtixaanka iyo sidoo kale sida ay ula macaamilayaan xaaladaha goobaha ilaalinayaan.

Tababarkan ayaa ka mida tababaro xafiiska imtixaanaadku maalmihii u danbeeyay ku qabtay dhamaanba gobolada dalka iyado xafiisku ahmiyad gaar ah siiyay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews