berberatoday.com
Hargeysa oo Lagu Qabtay Karaantoo Madhan oo Taariikh Iyo Dal aanay Kasoo Bixin Lagu Qoray Si Loogu Iibiyo Daawo Dhacday
June 23, 2024 - Written by admin
Kartoonkani waa been abuur, kartoonkan waxa lagu soo daabacay meel ka baxsan somaliland waana kartoon madhan oo aanay dawo ku jirin.
Waxa Dusha kaga qoran magaca dawada xanuunka gastric iyo in lagu soo sameeyay wadanka dalka Ingiriiska oo been wada ah.
Galkan waxa koogu talo galay in dawada hargeisa lagaga dhex guro, si ay dadku u iibsadaan kartoonka oo dawadana wixii la doono loogu guro, ama ha dhacdo ama yaanay dhicin.
Nasiib wanaag wiil muwaadin ah oo Reer Somaliland ah ayaa dawadan ku dhegay inaan la dhaafin kastamka Abaarso iyadoo lasoo saaray bus nooca rakaabka qaada ah oo wajaale ka yimid, kadib markii uu arkay in baadhitaankii lagaga shakiyay kartoomada ma dhan ee ay hadana dawado dusha kaga qoran tahay.
Sidaasi darteedna ay Haayadda Dhawrista tayadu gacanta ugu soo dhigtay, kartoon aanay dawaba ku jirin oo iskii u madhan.
Ka ganacsiga waxyaabaha wadanka ka socda ee hoose waxa ku dilaysa mucjiso hadii aad u daadegto hoos, Arrintani waxa loo xidhay dirawalkii gaadhiga waday cidii wajaale uga soo dhiibtayna inuu keeno iyo cidii loo waday ee ku qornayd.
Wixii dheerada iyo dhibka dawooyinka dalka yimaada iyo culayska Bulshada haysta waxaan Barnaamijyo idiinka diyaariyay aad daawan doonyan Insha Allaah galabta 5:00 pm iyo Salaasa 5:00pm MM Somali TV iyo YouTube.
Maxamed Cabdi Ilig

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews