Maamulka Cisbitaalka Sheikh Oo Ka Hadlay Shil Gaadhi Laba Qof Ku Geeriyoodeen Oo Ka Dhacay Wadada Sheekh.
June 24, 2024 - Written by admin
Maamulka Cisbitaalka Degmada sheikh ee gobolka saaxil ayaa faah faahin ka bixiyay shil gaadhi maanta ka dhacay wadada dawga sheikh oo ay ku geeriyoodeen laba qof.