berberatoday.com
Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele oo Ka Jawaabay Eedayn uu Ueediyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi
July 1, 2024 - Written by admin

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa sheegay inaanay cabdigelin doonin hanjabaadda uga timi Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

”Annagu Alle ayaanu ka cabsanaa walaalkay muuse biixina hadalka kasoo yeedhay ee ah waxaad ka hesho waxba hanaga siin cabsi nagu ridi maayo , midda kale marka uu leeyahay Eritrea ayaa idin soo eryatay isagu ma isagaa naga reebay soo annagu iskamaanu reebin ka reer Djibouti ahaan..” sidaa ayuu yidhi madaxweyne Geelle.Annagu Alle ayaanu ka cabsanaa walaalkay Muuse Biixina hadalka kasoo yeedhay ee ah ‘waxaad ka hesho waxba hannaga siin cabsi nagu ridi maayo.’ Midda kale marka uu leeyahay Eritrea ayaa idin soo eryatay isagu ma isagaa naga reebay? Soo annagu iskamaannu reebin ka reer Djibouti ahaan..?” sidaa ayuu yidhi ?Madaxweyne Geelle.

Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa hadalkiisu daba socday ama jawaab u yahay, Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo shalay sheegay in Jabuuti laga abaabulayo Jabhad ka soo horjeedda Somaliland, waxaanu Biixi xusay inaanay arrintan ka filaynin Dalka Jabuuti, balse waxa laga dheefo loo joogi doono.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews