berberatoday.com
Maxkamada Gobolka Maroodijeex oo Xukun Xadhiga Iyo Ganaax Lacageed Ku Riday Darawal Booyadeed oo Sife Halis Galiyay Naftiisa Iyo Ta Bulshada Wada Maraysay Ukexeeyay Gaadhigiisa
July 4, 2024 - Written by admin
Maxkamadda Gobalka Maroodi Jeex ayaa saaka xukun saddex sannadood oo xadhig ah ku riday iyo ganaax lacageed dhan Laba Milyan oo Shilin Somaliland ah Mahad Xariir Daahir oo dhawaan Ciidamada Booliska JSL gacanta kusoo dhigeen , kaasi oo ku eedaysanaa inuu sameeyay faldambiyeed ka baxsan anshaxa Darawalnimo,isagoo halis galiyay naftiisa iyo badqabka dadka iyo duunyadaba .
Hadaba Taliska Ciidanka Boolisku waxa uu farayaa wadayaasha gaadiidka inay ka digtoonaadaan falalka noocaasoo kale ah, waxaana laga qaadi doonaa tallaabo sharciga waafaqsan cidii arrimaha noocaasa ku kacda.
Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Booliska JSL.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews