berberatoday.com
Ninkeedu Wuxu Ubadheedhay Inuu La Noolaado Iyadoo Laga Helay Xanuun Helis Ah, Laakiiin Maxaa Dhacay?
July 18, 2024 - Written by admin

Ninkeedu waxa uu u badheedhay inuu la noolaado iyadoo laga helay xanuun helis ah, laakiiin maxaa dhacay?


Waa midkamida barnaamijyadii isoo maray kuwii ugu naxdinta iyo xanuunka badnaa, waxaase ku jira casharo badan oo samir iyo go,aan qaadasho ah.
Hooyadan oo haysata 8 caruura waxay la nooshahay xanuunka Hiv/Aids, afar sano ka hor ayaa laga helay xanuunkan, caruurteeda iyo ninkeedu se way ka badqabaan xanuunkan oo alle waa ka badbaadiyay, arinta ugu cajiibsani waa geesinimada uu sameeyay ninkii ay nolosha wadaagayeen, markii hooyadan laga helay xanuunka, dhakhaatiirtu waxay u sheegeen in caruurteeda oo markaasi 7 ahayd iyo odeygeedana laga baadho xanuunka, laakin baadhitaano tira badan oo la mariyay waa laga waayay xanuunkan, odeygeedii waxa loo sheegay inuu ka dheeraado xaaskiisa maadaama xanunkaas ay qabto, balse isagu waa uu diiday” qadarta alle ayaan aaminayaa, alle ayaa xaaskayga u keenay ana iga badbaadiyay hadana waxaan ula noolaanayaa sidaydii hore, ayuu yidhi, laakin xaaskiisa iyo dhakaatiirtii arintaas way ka diideen, xaaskiisu waxay ku tidhi wllo guurso gabadho kale aniga kaliya igu biili caruurta laakin arintaas waa uu diiday, markale dhakhaatiirtii waxay usoo jeediyeeen, hadaanu ka fogaanayn inuu isticmaalo qalab, lakaakiin taasna wuu diiday, wuxuu qaatay go,aan adag iyo inuu la noolaado xaaskiisa duruufkasta oo ay ku jirtana uu la qaato, sidii ayuuna sameeyay, allena waxa uu ka badbaadiyay inuu qaado xanuunkaas, waxa u calool galay ilmo kale oo u dhashay mudadii ay wada noolaayeen, laakin nasiib xumo mudo hada laga joogo sanad iyo dheeraad ayuu aabihii fariidka ahaa lagu dilay bariga somaliland, isaga oo waliba ka caafimaad qaba xanuunkaas, hadaba hooyadan oo aan barnaamij 12 daqiiqo soconaya ka diyaariyay ayaan ka waraystay nolosheeda, waxay ii sheegtay inay la kulantay dhibaatoyin badan, iyo takoor lagu takoorayi xanuunkaas, caruurteediu waxbarasho waa loo diiday, guri waa laga kirayn waayay, iyadii waxa isugu darmay, xanuunkiii hayay iyo xanuuno kale,
Hadaba barnaamijkan xanuunka badan galabta oo khamiisa 18 julay 2024 ka daawo MM-TV 4:30Pm
Maxamed Andar

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews