Madaxda Deeganada Soomalida Iyo Canfarta Oo Heshiis Nabadeed Wada Gaadhay!
July 22, 2024 - Written by admin
Madaxda Maamulada Canfarta iyo Soomaalida Ee itoobiya ayaa ku dhawaaqay heshiis cusub oo lagu xallinayo colaadaha ka taagan deegaannada muhiimka ah ee xuduudka, iyadoo loo marayo wada-hadal nabadeed, sida lagu sheegay war-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen maanta.
