berberatoday.com
Musharaxa Madaxwaynaha Iyo Madaxwayne Kuxigeen Ee Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweeyay Madaxdhaqameed Iyo Siyaasiyiin Reer Awdal Ah
July 24, 2024 - Written by admin

Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro Oo ay wehelinayaa musharax madaxwayne Xigeenka iyo Afhayeenka xisbiga Waddani Waxay Maanta kulan Dheer La Yeesheen  Waxgarad Iyo Siyaasiyiin Culus Oo Gobolka Awdal Ka Soo Jeeda Oo Ka Mid Yihiin Sul yuusuf gasle iyo cheif caqil maxamed caqli iyo amiir maxamed cabdi bile  Iyo Siyaasi  Ex Wasiir Cusmaan Sheekh Cabdi kulankaas  Lagaga Hadlay Isbadalka Siyaasiga Xisbiga Waddani waddo Iyo Ay Uga Qayb Qaadan Lahaayeen Iyo Sida Shacabka Soomaliland Ugu Diyaarka Ugu Yihiin Inay Taageeraan Xisbiga Waddani

Kulankaas Ayaa Diirada  Lagu Saaray Sida Shacabka Awdal Uu Doonayaan Isbadalka Iyo Taageerida Xisbiga Iyo Dardargalinta hawlaha Doorashooyinka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews