berberatoday.com
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Usameeyay Siyaasi Xasan Macalin Oo Xisbiga Kusoo Biiray M
July 25, 2024 - Written by admin

Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Xaaji Cali Xasan iyo Masuuliyiin kamid ah Xisbiga,ayaa habeenkii  xalay ahaa ka qayb-galay xaflad ballaadhan oo lagu soo dhaweynayey siyaasi Ex Wasiir Xasan Axmed Ducaale (Xasan Macalin),kaas oo si rasmi ah ugu biiray Xisbiga rejada shacabka ee WADDANI Munaasabadan sharfan ee lagu soo dhaweynayey Ex Wasiir Xasan Axmed Ducaale (Xasan Macalin) oo kamid ah siyaasiyiinta waa weyn ee dalka ayaa lagu qabtay Hoyga Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro.

Siyaasi Xasan Macalin ayaa qayb ka noqon doonno haganka is-baddel doonka ka socda dalka ,kaas oo door mihiim ah ka qaadan doonna sidii uu Xisbiga WADDANI ugu guullaysan lahaa tartanka doorashada Madaxtooyadda iyo ta ururadda.

Dhanka kale Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan ayaa Siyaasigan iyo Deegaankiisa uga mahadceliyey cududa, cuudka iyo caqliga taageero ee ay ku soo biiriyeen Xisbiga rejada shacabka ee WADDANI.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews