Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Markale Eedo Ujeediyay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani.
July 25, 2024 - Written by admin
Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland ahna gudomiyaha xisbi xaakimka kulmiye ayaa sidii caadada u ahayd markale eedo culus ujeediyay xisbiga waddani isagoo sheegay in ay wadamada aqoonsiga somaliland diidan la mawqif yihiin.