berberatoday.com
Ciidanka Sirdoonka Qaranka Somaliland oo Borama Ku Qabtay Rag Kasocday Haayada Sirdoonka Somaliya oo Isu Diyaarinaayay Inay Falal Amni Daro Ka Fuliyaan Magaaladaas
July 30, 2024 - Written by admin
Sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay in ay gacanta ku soo dhigtay laba xubnood oo ka tirsan Haayadda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA kuwaas oo lagu eedeyey in ay qorshanayeen dilal ay ka geystaan Magaalada Boorama ee xaruunta Gobolka Awdal sida lagu baahiyey Telefishanka Qaranka Somaliland.
Haayadda ayaa sidoo kale tibaaxday in ay ku raad joogto 6 xubnood oo kale kuwaas oo ay sheegtay in laga soo diro Magaalada Muqdisho

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews