berberatoday.com
Masuuliyiinta Beesha Ciise Muuse Kaga Jira Xukumada oo Iska Dhex Doortay Gudi Madaxweyne Muuse Biixi La Kulma
August 4, 2024 - Written by admin
Kulankii Maanta ee Hotel Dhoolayare Hargeysa ku Dhex maray masuuliyiinta Beesha Ciise Muuse Kaga jira Xukuumada talada haysa ee Madaxwayne Muuse Biixi ayaa la sheegay in laga dhex xulay 10 xubnood oo maalinta beri ah la kulmi doona Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi isagu Kulankan ka dalabady masuuliyiinta beeshan kaga Jira Xukumadiisa.
Kulankan maanta uu gudoominayay Wasiirka Wasarada Maaliyada Sacad Cali Shire ayaa Nuxurkiisu ahaa in laga dhex xulo 10 xubnood ee la kulmi doona Madaxwayanaha
Sida xubno kamida masuuliyiintii kulankaa fadhiyay ay warbaahinta usoo dusiyeena waxa iyana dhinac socotay fariin kale oo ka timid Madaxwaynaha oo sheegaysa in malinta khamiista ah ee fooda inagu soo haysa Madaxawyanha iyo wafti balaadhan oo la socda ay booqasho dhoolo tus ah ama olole dahsoona ku iman doonaan Berbera iyo degmada sheekh Habeenana uu uhoyan doono Madaxweynuhu.
Haddaba 10- kan xubnood ee gudida ah ayaa la Sheegayaa in loo diyaariyay kharashkii soo Dhaweynta Madaxweynaha iyo cidii uu kala Kulmi Lahaa beesha Gobolka Saaxil sidaynu ognahayna Doorarkii hore ee Madaxweynuhu iman jiray hawlaha soodhaweynta Madaxweynaha iyo la Kulanka Bulshada waxa diyaarin jiray Dawlada Hoose ee Berbera laakiin maanta taas calaamatu Su.aal ayaa saaran.
Waa kuwan 10-ka Xubnood magacyadoodu
1 Xildhibaan dayib xasan Boobe
2 Xildhibaan Xirsi Cabdilahi Xirsi
3 Agaasime guud Maxamed cabdilahi Ducaale
4 Mareyaha dekada Berbera Siciis xasan Cabdilahi
5 Agaasime guud Axmed Abokor
6 Cismaan Xaashi Yuusuf
7 Kayd cabdilaahi xanduleh
8 Axmed Wayse cade
9 Saleeban Siciid Cali
10 samsam Maxamed Cige
Booqashadan Madaxweyne Muuse Biixi ee Gobolka Saaxil ayaa xiligan kusoo beegmaysa Iyadoo Siyaasiyiin badan oo muxaafid ahaa iyo Xubno Muhiim u ahaa Xusbiga Kulmiye ee Heer Gobol iyo heer qaran ka huleeleen oo ku biireen Xisbiga Mucaraadka ah ee Waddani

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews