“Cabdiraxmaan Cirro Waa Hogaamiye Calool Fayow Ka Fili Maayo Aargoosi ,Maanta Reero Kala Dooran Mayno ee Hogaamiyayaal Ayaynu Kala Dooraneynaa”Gudoomiye Maxamuud Xaashi”Daawo Muuqaal
August 5, 2024 - Written by admin
“ Cabdiraxmaan Cirro waa hogaamiye calool fayow ka fili maayo aargoosi , Maanta reero kala dooran mayno ee hogaamiyayaal ayaynu kala dooraneynaa ” gudoomiye Maxamuud Xaashi