Sarkaal Ciidan oo Dablay Aan La Aqoonsani Ku Dileen Magaalada Badhan
August 13, 2024 - Written by admin
Alle ha u naxariistee waxaa goor dhawayd Degmada Badhan Dablay hubaysani ku dileen Taliyihii Ciidanka Madaarka Badhan oo lagu Magacaai jiray Xuseen Af-bulsho.
Nimanka Dilka gaystay oo aan weli la aqoonsan war rasmi ah laamaha amaanku aanay ka soo saarin ayaa goobta ay dilka ku gaysteen iskaga baxsaday.
Alle ha u naxariisto Marxuumka.