berberatoday.com
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Ballaadhan Xalay la qaatay Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Togdheer
August 14, 2024 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii xalay kulan ballaadhan oo saacado qaatay oo lagaga wada hadlay arrimaha gobolka togdheer iyo wada jirka bulshada ku dhaqan ayaa ka qabsoomay qasriga madaxtooyada ee Burco.
Kulankan waxa madaxweynaha ku wehelinaayey xubno ka mida golaha wasiirrada, maamulka heer gobol iyo heer degmo, xildhibaano, hoggaanka xisbi Xaakimka Kulmiye, siyaasiyiin, taliyeyaal, aqoonyahan, dhalinyaro, haween iyo waxgaradka gobolka Togdheer kulankaas oo ku soo dhamaaday isfahan iyo xoojinta arrimaha amniga qaranka madaama dalku uu u jahaystay doorashooyin.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews