Madaxweyne Muuse Biixi oo Fashiliyay Qorshe Ay Wataan Masar Iyo Turkigu”Daawo Muuqaal
August 17, 2024 - Written by admin
“Turkigu Inkasta oo uu Dhinaca Ciidamada yahay Dalka Labaad ee Nato ugu ciidan badan, haddana waxa ka weyn rabitaanka Shacbiga Somaliland, Midna iga Qora Ciidamada Masar la keeni doonaa waxa ay keeni doonaan Dhibaato Riiq dheer oo laga Shekayn doono” Madaxweynaha Qaranka Somaliland