Dawlada Jabuuti oo Ku Dhawaaqday Inay Itoobiya Siinayso Deked Ay 100% Maamulato
August 31, 2024 - Written by admin
Dawlada Jabuuti ayaa shaacisay inay diyaar u tahay in Itoobiya ay siiso Deked ay Maamulato 100% Wasiirka Arrimaha dibada Jabuuti Dr. Maxamed Cali Yuusuf ayaa yidhi,
“Waxaanu diyaar u nahay inaanu Itoobiya siino Dekkad ay iyadu maamulato 100% .
Waana dekkada Tojora oo 62 Mile u jirta xadka Itoobiya si xal loogu helo khilaafka Soomaliya iyo Itoobiya.