berberatoday.com
“Garxajisow Shan Maqal Samaysta oo Cabdiraxmaan Cirro Lagu Dhiso”Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf”Daawo Muuqaal
September 15, 2024 - Written by admin

“Garxajisow Shan maqal samaysta oo Cabdiraxmaan Cirro lagu dhiso.
Anigu labba Madaxweyne oo hore ayaan wax ka dhisay Midi waa Siilaanyo midina Madaxweyne Muuse ayuu ahaa labbada Shan maqal ayaa wax laga soo saari jiray casuumadahan Boqor Buurmadow ayaa inoo soo celiyay beryahaa caasumado maynan arag .
Markay Casuumadaha Boqor Buurmadow dhamaadan Garxajisow Shan maqal samaysta oo Cabdiraxmaan Cirro oo kaliya ha ku eegina.”
Gudoomiye ku-xigeenka Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdirashiid Dhukur ayaa sidan maanta ka yidhi munaasibad qado sharaf ah oo beelwaynta Habar Awal u samaysay Boqor Buurmadow

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews