“Qiimaha Lacagta Lagu Dhisaayo Waddada 150-ka oo Dhererkeedu Dhanyahay 13km Waxay Noqonaysaa 19 Million oo Dollar”Mayer Cabdikariin Axmed Mooge
September 17, 2024 - Written by admin
“Qiimaha lacagta lagu dhisaayo waddada 150-ka oo dhererkeedu dhanyahay 13km waxay noqonaysaa 19 Million oo dollar.
Waxaa iska kaashanaaya Xukuumadda dhexe, Dawladda Hoose, Ganacsatada, shacabka, Culimada dalka iyo beesha Caalamka wixii aynu ka helno.” Dawlada Hoose Hargaysa ayaa sidaasi ku sheegtay war kasoo baxay.
Sidee u aragtaa in lacagta intaas leeg lagu sheego dhisme wado 13km ah.