berberatoday.com
Midawga Yurub oo Sheegay Inaanay Dawlada Xamar Siwacan Ula Shaqayn
September 19, 2024 - Written by admin
Midowga Yurub wuxuu doonayaa in muwaadiniinta Soomaaliyeed ee baasaboorka Soomaaliga ah heysta ee Yurub inay soo booqdaan raba in xoogaa lagu adkeeyo helidda Visaha.
Sababta waxay tahay inaysan Dowladda Soomaaliya si wacan ula shaqeyn Midowga Yurub, gaar ahaan markii laga hadlayo celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee sida sharci darrada Yurub ku jooga iyo in Dowladda Soomaaliya qof jinsiyaddiisa caddeyn iwm markay noqoto ay jawaabta lasoo daahdo mararka qaarna soo jawaabin.
Go’aan arrinkaas ku saabsan oo midowga Yurub uu qaatay ayaa loo diray dalalkan:
Kingdom of Belgium, the Republic of Bulgaria, the Czech
Republic, the Federal Republic of Germany, the Republic of Estonia, the Hellenic Republic, the Kingdom of Spain, the French Republic, the Republic of Croatia, the Italian Republic, the Republic of Cyprus, the Republic of Latvia, the Republic of Lithuania, the Grand Duchy of Luxembourg, Hungary, the Republic of Malta, the Kingdom of the Netherlands, the Republic of Austria, the Republic of Poland, the Portuguese Republic, Romania, the Republic of Slovenia, the Slovak Republic, the Republic of Finland iyo Kingdom of Sweden
Baarlamaanka Jarmalka wuxuu warqaddaas 2 maalin kahor usii gudbiyay Guddiyada u qaabilsan Arrimaha Gudaha iyo Arrimaha Dibadda.
Anagana caawa ayay nasoo gaartay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews