berberatoday.com
“Xisbiga Waddani 100%100 Wuxuu Udiyaarsan Yahay, Inuu Galo Doorasho Uu Ku Guulaysto, Si Madax Furan Waxa Ushaqaynaaya Sadex Qolo oo Awood Leh Soona Saari Karra Doorashada Madaxweyne”Nuuradiin Diini
October 1, 2024 - Written by admin
Xisbiga Waddani 100%100 wuxuu u diyaarsan yahay, in uu galo doorasho uu ku guulaysto, si madax furan waxa u shaqaynaaya sadex qolo oo awood leh soona saari karra doorashada Madaxweyne in
Mr. Cirro ku guulaysto
1- waxa shaqaynaaya oo madaxnimo doonaaya dhamaan beelweynta Garxajis oo iyagu is diray wiilall iyo gabdho, sheekh iyo shariif, aqoon yahayn iyo ganacsato, huraaya maal iyo mood, wakhti iyo cod intaba.
2- Waxa shaqaynaaya dhamaan mashuliyiintii iyo guud ahaan xisbigii Waddani oo ay u muuqato dawladnimo ay ka hadhay ayaamo kooban, sidaasi darteed wax kasta waxay u huraan malmahaa hadhay si ay u guulaystaan waxaanay ku shaqaynayaan is xilqaan aan wax meel dhigo ku jirin.
3- Waxa doonaaya in Muuse Biixi dhaco laba kooxood oo iyaguna taageero u ah Xisbiga Waddani iyo musharax Cirro, kuwaasi oo kala ah;
a) dhamaan dadkii ay isa seegeen Mr. biixi mudaddii uu talinaayay Siyaasiyiin, Saxafiyiin, Ganacsato, Abwaano, Aqoon yahan, Fanaaniin, Kooxo Wadaaddo ah sida “Ictisaam” iyo cid kasta oo ku dagaalantay Laascaanood, wey ka soo hor jeedaan Mr. Biixi waxaanay si badheedha u dhisayaan Mr. Cirro.
b) Kooxda labaad waa mid dibadeed, waxaanay ka soo horjeedaan siyaasada arimahadibadda ee Somaliland khaas ahaan waxa ay si badheedha u diidan yihiin heshiiska is af-garad ee Somaliland iyo Ethiopia. “Red sea MoU” waxaana ka mida Masar, Djabuuti, iyo Soomaaliya.
Marka aad eegto dedaaladda iyo Awoodaha ka soo horjeeda Kulmiye iyo Xukuumaddiisa waa kuwo guulaysan karra mana aha kuwo la dhayalsan karro, taasi badelkeed dhanka xukuumadda ma muuqato dedaal iyo difaacasho u dhiganta weerarrka ku socda.
Is weydiintu waxa ay tahay miyay is dhiibeen? Mise siddii Cigaal Shidaad ay Jab maagan yihiin?
Mooji Jinaa ka wadaadda.
Waxa qoray Siyaasi Nuuradiin Diini
May be an image of 1 person

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews