Dawlada Itoobiya oo Madaxweyne Cusub Dooratay
October 8, 2024 - Written by admin
Wasiirkii Arimaha dibada Ethiopia ataye Taske ayaa goordhaweyd loo Doortay Madaxwaynaha dalka Ethiopia isago badali doono marwo sahle wark.
Madaxweynahan cusub ee la doortay ayaa Kasoo jeeda Qoomiyada Amxaarada.