berberatoday.com
Afhayeenka Gudida Salaadiinta Habarjeclo Suldan Siciid Yusuf Ducaale oo War Kasoo Saaray Kulankii Suldaanka Guud ee Beelaha Habarjeclo
October 20, 2024 - Written by admin
Afhayeenka Gudida Salaadiinta Habarjeclo Suldan Siciid Yusuf Ducaale ayaa Hadda War kasoo Saaray Kulankii Suldaanka Guud ee Beelaha Habarjeclo.
“Suldaanka guud waanu is aragnay waanuna is-xogwaraysanay si fiicana waanu isu afgaranay, mana jiraan waxaanu isku diidanahay.
Go’aamadii kasoo baxay shirkii Ceelafwayna waxay ahaayeen Go’aamo dalka iyo dadkaba udana isla markaasina ay kuwo Muqadisa oo fulay inta hadhayna ay fulayso Inshaa Allah.
Shirkaasina wuxuu ahaa shir ay udhamayeen Gudida Guud ee Habarjeclo iyo guud ahaan bahda dhaqankuba sidoo kale waxa iyaguna aan kamaqnayn oo xusitaankooda mudan Xildhibaanada beesha ku metala Baarlamaanka iyo waliba Foolaadka Siyaasinta Beesha, oo door laxaad leh ka qaatay qabsoomida iyo hirgalka Shirkaas Taariikhiga ah.
Waxaanu si gaara ugu mahadnaqaynaa cidkasta oo Taageero umuujisay “Go’aamadii kasoo baxay Shirkaasi.
Ugu Dambeyn: Wali waxaanu kusuganahay dalka Imaaraadka Carabta waxana meel wacan noo maraya
Hawlihii muhiimka ahaa ee aanu tagnay Imaaraadka,
Inshaa Allah dhawaana dalka ayaanu kusoo laabanaynaa”
Afhayeenka Gudida Salaadiinta Habarjeclo Suldan Siciid Xaaji Yusuf Xaaji Ducaale.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews