berberatoday.com
Dhalinyarada Beesha Reer Wacays Cali oo Shir Ay Kaga Tashanayaan Aayohooda Iyo Horumarinta Deegamadooda Xalay Berbera Ku Yeeshay
October 20, 2024 - Written by admin
Dhalinyarada beesha reer Wacaysa Cali Muuse ayaa habeenkii xalay ahaa shir ay Kaga tashanayaan aayohooda Iyo aayaha deegamadooda ku yeeshay magaalada Berbera gaar ahaan Hutel Sultan.
Shirkan ayaa waxa ka soo qeyb galay dhalinyarada Beesha reer Wacays oo isugu jira Wiilal iyo gabdho kuwaas oo intooda badan ah reer Berbera qeybo koobanina ka yimaadeen gobolada Maroodijeex iyo Togdheer.
Shirkan ayaa waxa laysla qaatay in laga wada shaqeeyo sidii guud ahaan dhalinyarada reer Wacays gacamaha isu qabsana lahaayeen iyagoo mida ugana wada shaqayn alahaayeen danta reerka iyo Ta Deegaamada ay dagaan looga hirgalin lahaa hormar dhinac walba ah.
Shirkan ayaa arimaha siyasada ka madhnaa sida ay Berberatoday.com usheegeen dhalinyaradii ka qeyb gashay sidoo kale waxa laysla qaatay in lasii wado oo la joogteeyo shirarka dhalinyarada beesha reer Wacays Cali.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews