Komishanka Doorashooyinka oo Xaruntooda Ku Qaabilay Goob Joogayaal Caalamiya oo Doorashada Kor Joogtayn Doona
October 29, 2024 - Written by admin
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta xaruntoodu ku soo dhaweeyey Kormeerayaasha Caalamiga ee Doorashooyinka JSL oo qaybtoodii koowaad ay dalka soo gaadheen shalay.