Gudida Anshaxa ee Komishanka Doorashooyinka oo 20 Milyan oo SL Shilin Ah Ganaaxay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile
October 29, 2024 - Written by admin
Gudida Anshan iyo xalinta khilaafaadka Somaliland ayaa 20,000,000shsl ah ku riday Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile kadib markii uu ka ololeeyey fagaaraha khayriyada Hargaysa

Berberatoday.com