Xisbiga Kulmiye oo Joojiyay Ololihii Doorashada ee Gobolada Bari Iyo Sababtoo Uu Sheegay Gudoomiyaha Xisbigaasi Maxamed Kaahin Axmed”Daawo Muuqaal
November 6, 2024 - Written by admin
Gudoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa ku dhawaaqay in aan maalinta Beri ah wax isu soo baxa aanu Xisbiga KULMIYE ku qabanayn Gobolada Bari.