Gudiga Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka Iyo Kormeerka Doorashooyinka Qaranka JSL oo Ganaax Lacageed Duldhigay Xisbiyada Waddani Iyo Kulmiye.
November 9, 2024 - Written by admin
Gudiga Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka JSL ayaa maanta ganaax lacageed ku riday Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye.
