berberatoday.com
Madaxweynaha La Doortay ee Somaliland Cabdiraxmaan Ciro oo U Ambabaxaya Cimrada Maalinta Beriya
November 23, 2024 - Written by admin

Madaxweynaha La Doortay ee Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Ciro ayaa maalinta beriya u ambabaxaya Dalka Sucuudi Carabiya halkaasi uu uga sii gudbi doono Magaalada barakaysan Maka uu kusoo cimraysan doono maalmo koobana uu kus sugnaan doono.

lama sheegin cida ku wehelinaysa Madaxweynaha safarkiisa waxase loo badinayaa inay raacaan Xoghayihiisa gaarka ah iyo siyaasiyiin katirsan hogaanka Xisbiga muxaafidka ah ee wadani iyadoo Madaxweynuhu soo noqon doono markay maalmo koobani ka hadhsan yihiin xilwareejinta.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews