Maamulka Jubland Somaliya oo Madaxweyne Xasan Ku Eedaysay Khiyaano Qaran.Eex Iyo Lunsiga Hantida Qaranka Iyo Shir Somalida Kuunfur Lagu badbaadinayo Ay Iclaamiyeen
November 28, 2024 - Written by admin
Jubbaland ayaa Iclaamisay shir ay Soomaali iskugu timaado, si Dawladnimada Soomaaliya loo badbaadiyo.
Jubbaland ayaa ku eedeysay DFS in ay dawladnimadii dalka laashay, Garsoorkiina u bedeshay Maxkamadii Badbaada ee Kacaankii, sidaas awgeedna aysan waafqsaneyn aqbalsaneyn go’aan kasta oo kasoo baxa DFS.
Madaxweyne Xassan Sheikh lagu eedeeyey eex, Khiyaano Qaran, Argagixisadii oo uu diiday la dagaalankeeda, ciidamada oo siyaasad loo adeegsaday.