Xukumada Somaliland oo Sharcidaro Iyo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaantay Isdoorashada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley
December 21, 2024 - Written by admin
Xukuumadda Madaxweyne Cirro ayaa Hadda sharcidaro ku tilmaantay Doorashada Maayirka Cusub ee Degmadda Gebilay
Waxaay sheegtay inaanay Aqoonsan doonin Maayirka Cusub ee ay Doorteen Xildhibaanada Gebilay waxaanay Xukuumaddu sheegtay in xilka maayir nimo uu si ku meel gaadh ah usii hayn doono maayir ku xigeenka degmada Gebilay.