Wasiirka Arimaha Debeda Dawlada Xamar oo Sheegay Inay Itoobiya Bad Ka Siinayaa Bada Cas
December 24, 2024 - Written by admin
Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Ayaa Waraysi Uu Bixiyay Ku Sheegay In Dowladdoodu Itoobiya La Saxeexan Doonto Bad Ay Ka Siinayaan Badda Cas,
Waxa kale oo uu Sheegay In Uu Dowladda Masar La Wadaagay Wixii Ay Ku Heshiiyeen Madaxda Waddamada Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Dhawaan Ku Kulmay Magaalada Ankara Ee Turkiga
Haddaba, Maxay Dawladdan Cusubi Arrimahan Kala SocotaaMaxaase Uga Meel-yaal Haddii Arrimahaasi Ay U Dhacaan Sida Soomaaliya Sheegayso